Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo saaka ka ambabaxay dalka

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa saaka ka ambabaxay dalka iyagoo ku sii jeeda magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Safarka Madaxweynaha ayaa yimid kadib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa Isaias Afwerki sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku dhow Villa Somalia. Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ee Asmara ayaa la xiriiro arrimo ku … Continue reading Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo saaka ka ambabaxay dalka